Ra’isul Wasaaraha magacaaban oo gurigiisa ku booqday Ra’isul Wasaare Rooble (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Ra’iisul Wasaaraha xukuunadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble . Rooble ayaana Ra’iisul Wasaaraha cusub ee magacaaban Xamsa Barre u rajeeyay in Eebbe la garab galo mas’uuliyadda qaran ee loo igmaday . Ra’isul wasaaraha magacaaban ayaa la filaa in dhawwaan baarlamaanka la … Continue reading Ra’isul Wasaaraha magacaaban oo gurigiisa ku booqday Ra’isul Wasaare Rooble (Sawirro)